Sign in to follow this  
Deeq A.

Odowaa oo amar siiyey taliyeyaasha ciidamada

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Odawaa Yuusuf Raagge ayaa warqad uu soo saaray wuxuu ku amray dhamaan Madaxda hoggaamada Ciidamada Xoogga dalka inay soo xareeyaan Askarta ku maqan Shaqada leexsan.

Shaqo leexsan macnaheeda waa Ciidanka Istaafyada ah ee Xoogga dalka ka tirsan).

Hoos ka akhriso bayaanka

No photo description available.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this