Deeq A. Posted March 15, 2020 Muqdisho (SMN) – Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Odawaa Yuusuf Raagge ayaa warqad uu soo saaray wuxuu ku amray dhamaan Madaxda hoggaamada Ciidamada Xoogga dalka inay soo xareeyaan Askarta ku maqan Shaqada leexsan. Shaqo leexsan macnaheeda waa Ciidanka Istaafyada ah ee Xoogga dalka ka tirsan). Hoos ka akhriso bayaanka View the full article Share this post Link to post Share on other sites