Deeq A. Posted March 15, 2020 Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi (Deni) oo ka hadlay furitaanka shirka Garoowe ayaa eedeyn culus u jeediyey dowladda Soomaaliya. Deni ayaa sheegay in madaxda dowladda federaalka aysan daacad ka aheyn in la xaliyo khilaafka u dhexeeya labada dhinac. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in madaxda Qaranka ay ku tunteen shuruucda dalka, islamarkaana ay doonayaan inay isku koobaan awooda, sida uu hadalka u dhigay. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/SSS.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites