Sign in to follow this  
Deeq A.

Meydka Gabar yar oo laga helay duleedka Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya meydka gabar yar oo  lagu arkay duleedka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.

Meydka gabadhaasi oo 12 jir aheyd ayaa laga helay deegaanka Bohol oo hoos yimaada magaaladaasi.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Galmudug ay gaareen deegaankaasi, islamarkaana ay gacanta ku soo dhigeen gabdha hooyadeed iyo sayigeeda, kuwaas oo looga shakiyey inay ku lug lahaayeen dilka marxuumadda.

Mid ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyey dhacdadaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Shardi-1-2.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this