Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamaanka Galmudug oo eedeyn culus loo jeediyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Iyadoo baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug uu laalay qodob ka mid ahaa Dastuurka maamulkaasi oo dhigayey in xildhibaanadu aysan qeyb ka noqon karin wasiirada ayaa waxaa arrintaasi si dhaliilay siyaasiyiin hore oo xilal ka soo qabtay Galmudug

Cismaan Maxamed Nuur (Dheere) oo ah wasiirkii hore ee Dastuurka maamulkaasi oo la hadlay Shabelle ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in meesha laga saaro qodobkaasi.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay inuu soo dhoweynayo in la kala qaado golaha wasiirada iyo xildhibaanada si loo helo isla xisaabtan dhab ah.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Zaki-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this