Deeq A. Posted March 15, 2020 Iyadoo baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug uu laalay qodob ka mid ahaa Dastuurka maamulkaasi oo dhigayey in xildhibaanadu aysan qeyb ka noqon karin wasiirada ayaa waxaa arrintaasi si dhaliilay siyaasiyiin hore oo xilal ka soo qabtay Galmudug Cismaan Maxamed Nuur (Dheere) oo ah wasiirkii hore ee Dastuurka maamulkaasi oo la hadlay Shabelle ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in meesha laga saaro qodobkaasi. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inuu soo dhoweynayo in la kala qaado golaha wasiirada iyo xildhibaanada si loo helo isla xisaabtan dhab ah. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Zaki-1.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites