Sign in to follow this  
Deeq A.

Shacabka Muqdisho oo dalbaday in adkeeyo xuduudaha dalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan gudaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa ka dabaday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya inay adkeyso garoomada diyaaradaha iyo xuduudaha kale ee laga soo galo dalka.

Dadweynahaan ayaa sheegay inay muhiim tahay in lala socdo dhaq dhaqaaqa dadka soo galayo dalka, madaama uu sii baahayo cudurka Coronavirus.

Xanuunkaan oo markii hore ka soo bilowday dalka Shiinaha ayaa hadda kiisas cusub waxaa laga helay wadamada Kenya iyo Itoobiya oo daris la ah Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhageyso codadka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Shacab.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this