Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 14-03-2020

Recommended Posts

Deeq A.   

Qodabada saakay ugu waa weynee warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin

Dowlada Kenya ayaa ku dhowaaqday in uu dib u dhac ku yimid shir dhex mari ahaa Madaxda Dalalka Itoobiya, Somaliya iyo Kentya cabdi laga qabo Caabuqa CARONA.

Puntland ayaa mamnuucday qaar ka mid ah Ganacsiyada yar ee ka jira deegaannada Maamulkaasi .

Xukuumadda Somaliland, ayaa joojisay Dal-ku-galka la siin jiray Dadka ka imanaya Dalka Itoobiya, kaddib kiiskii caabuqa CARONA ee laga helay Itoobiya.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug  ayaa xalay la kulmay Golaha Amniga Galmudug.

Hadabada halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Hanad Cali Guuleed iyo  Anfac Aadan

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/03/saakay-iyo-goobjoog-14-03-2020-.mp3

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this