Sign in to follow this  
Deeq A.

BURCO: Askari Ku Geeriyooday Rasaas Ay Ciidanku Ridayeen Iyo Mid Kale Oo Ku Dhaawacmay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-lle ha-unaxariistee hal Askari oo ka tirsan ciidanka booliska gobolka Togdheer, ayaa ku geeriyooday mid kalena wuu ku dhaawacmay tacshiiraddo rasaas ah oo ay ciidanku amaanku u adeegsanayaan inay ku xakameeyaan isku dhaca goroonka Kubada Cagta ee Magaalada Burco ku dhex maray taageerayaal kale taabacsanaa laba kooxood oo ay ciyaari ku dhex-maraysay garoonka kubada lugta ee Allamsey

Ma jiro wax war ah oo amuurtan ku saabsan oo kasoo baxay maamulka gobolka Togdheer iyo ciidanka booliska Somaliland , haseyeeshaa waxa la xaqiijiyey inuu Alle ha unaxariistee uu hal askari oo ciidanka booliska ka tirsanaa ku geeriyooday, halka uu hal askari oo kalena uu ku dhaawac-may.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this