Sign in to follow this  
Deeq A.

G/Banaadir oo wada qorshe ka dhan ah hay’adaha

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulan islaxisaabtan ah oo u dhaxeeyay hey’adaha ka howgala Caasimadda iyo maamulka gobolka Banaadir.

Kulankan oo ay soo agaasintay waaxda Caafimaadka iyo faya-dhowrka dowlada hoose Xamar ayaa waxaa xaadir ahaa guddoomiyaasha degmooyinka iyo wakiila ka socday hey’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee ka howlgala Caasimadda waxaana looga dooday dhowr ajando oo ay ugu muhiimsaneyd in barnaamij kaste oo hey’adaha ay ka fulinaayan Degmooyinka ay noqdaan kuwonidaaam kooda soomaro xarunta maamulka gobolka Banaadir.

Image may contain: 4 people, people sitting and indoorImage may contain: 1 person, eyeglasses and closeupImage may contain: 6 peopleImage may contain: one or more people, people sitting, table and indoor

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this