Deeq A. Posted March 13, 2020 Muqdisho (SMN) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulan islaxisaabtan ah oo u dhaxeeyay hey’adaha ka howgala Caasimadda iyo maamulka gobolka Banaadir. Kulankan oo ay soo agaasintay waaxda Caafimaadka iyo faya-dhowrka dowlada hoose Xamar ayaa waxaa xaadir ahaa guddoomiyaasha degmooyinka iyo wakiila ka socday hey’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee ka howlgala Caasimadda waxaana looga dooday dhowr ajando oo ay ugu muhiimsaneyd in barnaamij kaste oo hey’adaha ay ka fulinaayan Degmooyinka ay noqdaan kuwonidaaam kooda soomaro xarunta maamulka gobolka Banaadir. View the full article Share this post Link to post Share on other sites