Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamada Ciidamada oo xukuntay eedeysane

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qakabka Sida ayaa xukun dil ah ku riday Maxamed Cali Maxamed oo loo heysto dilka Askari ka tirsan Ilaalada Deegaanka Xamar iyo ka mid ahaanshaha Ururka Daacish.

Guddoomiyaha Maxkamadda Daajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay Xukunka Ninkaasi ka tirsanaa Ururka Daacish, islamarkaana dil u geystay Askare ka tirsan Ilaalada Deegaanka Xamar.

Guddoomiyaha waxaa kaloo uu sheegay in uu wali u furan yahay inuu qaato Racfaar oo ku suman muddo 30 cisho ah.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this