Sign in to follow this  
Deeq A.

Howlgal miino baaris oo laga sameeyay Xaawa Cabdi

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Ciidamadda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa howlgal miino baaris ah ka sameeyay duleedka Muqdisho.

Dadka degaanka ayaa u sheegay Shabelle in howlgalada ay ka dhaceen degaanka Caawa Cabdi iyo nawaaxigiisa.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamadda ay ku guuleysteen in ay soo saaraan illaa iyo afar xabo oo Miino isla markaana ay qarxiyeen.

Howlgalkaan ayaa kusoo aadaya iyaddoo saaka ciidamo ka baxay Muqdisho kuna sii jeeday Afgooye lagu qarxiyey isla degaankaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this