Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Cawad oo la kulmay dhigiisa dalka Kenya

Recommended Posts

Deeq A.   

Nairobi (SMN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo wadahadallo labo geesood ah kula yeeshay Nairobi dhiggiisa Kenya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta wadahadal kula yeeshay Nairobi dhiggiisa dalka Kenya, Marwo Raychelle Omamo.

Waxay labada Wasiir ka wadahadleen sidii loo yarayn lahaa wixii khilaaf ah ee jira, loona sii xoojin lahaa xiriirka labada dal. Kulankan ayaa daba socda wadahadal ay labada Madaxweyne khadka telefoonka ku yeesheen 5-tii bishan Maarso 2020-ka.

Image may contain: 3 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 4 people, people standing and suit

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this