Sign in to follow this  
Deeq A.

Sirdoonka Itoobiya oo qabtay Hub+Halkuu ka soo degay & Dadka lagu qabtay darro ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Itoobiya oo qabatay hub+Halkuu ka soo degay & Dadka lagu qabtay darro ah

Saraakiisha sirddoonka Itoobiya waxay u sheegeen telefishinka dowladda Itoobiya inay qabteen koonteenar uu ka buuxo hub sharci darro ah oo lasoo marsiiyay dhinaca dekedda Jabuuti.

Saraakiisha waxay sidoo kale sheegeen inay rumeysan yihiin in hubkan laga soo dhoofiyay dhinaca Turkiga isla markaana ay Itoobiya soo geliyeen kooxo caalami ah oo ka ganacsato hubka sharci darrada ah, sida laga soo xigtay warbaahinta.

Hubkan waxaa ku jiray ilaa 18,000 bastoolad, waxaana qiimahiisu lagu qiyaasay 13 malyan oo doolar.

Saraakiisha waxay ka dhawaajiyeen inay qabteen 24 qof oo looga shakisan yahay hubka. labo kamid ah dadkaas waxay u dhasheen Suudaan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this