Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 11-03-2020

Recommended Posts

Deeq A.   

Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin:

Taliska Mareykanka ee qaaradda Africa ayaa faah-faahiyay sababta keentay in ay kordhiyaan duqeynta cirka ah ee ay la beegsadaan Alshabab.

Odayaasha dhaqanka Buulo-burte ayaa la kulmay Guddomiyaha Gobolka Hiiraan kalana hadlay Xaaladda ka taagan Degmada.

Xeer ilaalinta Puntland oo Amartay in Lala Wareego Badeecad Kasta oo Lagala Dhuunto Canshuurta.

Hadabada halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya weriyaasheena kala ah Bashiir Beerdaro iyo Anfac Aadan

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/03/Bar-waredka-galabnimo-11-03-2020.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this