Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo digniin u dirtay ganacsatada maamulkaasi

Recommended Posts

Deeq A.   

Xeer ilaaliye ku xigeenka Puntland, Maxamed Xareed Faarax oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa digniin culus u diray ganacsatada deegaanada maamulkaasi.

Xareed ayaa sheegay in tallaabo sharciga waafaqsan ay ka qaadi doonaan cidkasta oo ka hor timaada lacagaha canshuuraha ee Puntland.

Sidoo kale wxuuu tilmaamay inay dacwo ku soo oogi doonaan ganacsatada diida bixinta canshuurta, islamarkaana ay kala wareegi doonaan badeecadaha.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Cod-Jaamac.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this