Deeq A. Posted March 11, 2020 Xeer ilaaliye ku xigeenka Puntland, Maxamed Xareed Faarax oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa digniin culus u diray ganacsatada deegaanada maamulkaasi. Xareed ayaa sheegay in tallaabo sharciga waafaqsan ay ka qaadi doonaan cidkasta oo ka hor timaada lacagaha canshuuraha ee Puntland. Sidoo kale wxuuu tilmaamay inay dacwo ku soo oogi doonaan ganacsatada diida bixinta canshuurta, islamarkaana ay kala wareegi doonaan badeecadaha. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Cod-Jaamac.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites