Deeq A. Posted March 11, 2020 Qodobada saakay ugu waa weynaa ee warka GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: 1. NISA ayaa sheegtay in Madaxiii Amniyaatka Al-shabab ee Gobolka Banaadir lagu dilay Gobolka Jubbada dhexe. 2. Dowladda Somaliya ayaa sheegtay in ay baaritaan ku waddo muwaadin soomaliyed oo ka yimid Dalka Shiinaha. 3. Wasaaradda Caafimadka Somaliya ayaa Dowladda Itoobiya ku eedaysay in ay hareer martay sharci yiil, oo looga hortagayay Caabuqada CARONA. Halkan ka dhageyso qodobadaasi oo faahfaahsan, waxaana saakay soo jeedinaya Jacfar Maxamed https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/03/saakay-iyo-goobjoog-11-03-2020-.mp3 Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites