Deeq A. Posted March 11, 2020 Guddoomiyaha cusub ee Dhuusamareeb, Cabdiraxmaan Cali Maxamed (Geeda-Qorow) oo la hadlay Shabelle ayaa ka warbixiyey dagaalkii shalay ka dhacay degmadaasi. Geeda-Qorow ayaa xaqiijiyey in iska hor imaadkaasi ay ku dhinteen illaa 2 askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay xiran yihiin askartii kale ee ku wada galaamay halkaasi, islamarkaana ay ku socdaan baaritaano dheeraad ah. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Turki-1-1.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites