Sign in to follow this  
Deeq A.

HARGAYSA: Laba Carruur Ah Oo Dhintay Kadib Markii Uu Gubtay Dhisme Ay Degenaayeen

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Ciidanka dabdemiska ee caasimadda Hargeysa ayaa sheegay in Laba Caruura ahi ku dhimatay guri Jiingad ah oo ku gubtay xaafada Jameecada ee Degmada Maxamuud Haybe.

Taliska guud ee Ciidanka Dab-demiska iyo Xarunta Maxamuud Haybe ayaa gurmad u sameeyay Guriga gubtay iyagoo ku guulaystay inay dabkaasi damiyaan.

Labada Caruura ee ku dhintay guriga jiingadda ah eek u gubtay xaafadda Jamceecada ee Degmada Maxamuud Haybe ayaa da’adoodu ahayd 6 Jir iyo 2 Jir, waxaana ciidanku sidoo kale badbaadiyay laba caruur ah oo kale. iyo laba nin oo xanuusanaya.

dab3-11.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this