Deeq A. Posted March 10, 2020 Guddiga qaban qaabada munaasabadaha maalmaha xorriyada ayaa ugu baaqay dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada in ay ka qeyb qaataan xuska sanadkaan. War qoraal ah oo ka soo baxay guddiga ayaa waxaa lagu sheegaya in sanadkaan uu ka duwanaan doono kuwii hore, islamarkaana ay u diyaar garoobi doonaan, si ballaaran. Halkaan hoose ka aqriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites