Sign in to follow this  
Deeq A.

Sbabta loo daabici la’yahay lacag cusub oo la shaaciyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha guddiga Dastuurka labada aqal ee baarlamaanka, Mudane Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo la hadlay warbaahinta ayaa sharraxaad ka bixiyey sababta ay dowladda federaalka ahi u soo daabici la’dahay lacaga cusub oo Shilin Soomaali ah.

Qeyb diid ayaa sheegay in wasaaradda maaliyadda aysan dhaqaale u heyn soo daabicista lacago cusub, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday arrimo ku aadan barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya oo uu tilmaamay inuu hadda marayo meel wanaagsan.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Cod-jaamac.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this