Sign in to follow this  
Deeq A.

Degdeg:Ra’iisal wasaaraha Cusub ee Dalka Sudan oo ka badbaaday isku-day dil+Qoraal dilkaa ku saabsan oo uu soo dhigay Bartiisa Twitterka

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisal wasaaraha Cusub ee Dalka Sudan oo ka badbaaday isku-day dil

I would like to assure the people of Sudan that I am safe and in good shape. Rest assured that what happened today will not stand in the way of our transition, instead it is an additional push to the wheel of change in Sudan. pic.twitter.com/zeC2A4k2N0

— Abdalla Hamdok (@SudanPMHamdok) March 9, 2020

Wararka ka imanaya Sudan ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaare Cabdalla Xamduuk oo ka badbaaday isku-day lagu dili rabay.

Telefishinka dowladda iyo xubin ka tirsan golaha wasiirada ee dalkaasi ayaa sheegay in kolonyo uu la socday ra’iisal wasaaraha lagu weerarray caasimadda Khartuum.

Xaaska Mr Xamduuk ayaa website maxalli ah u sheegtay in la isku-dayay in la qarxiyo gaariga uu la socday ra’iisal wasaaraha.

Waxa ay intaa ku dartay in uu badqabo oo uu fiican yahay. Ra’iisal wasaaraha ayaa la geeyay goob ammaan ah oo aan la shaacin.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this