Deeq A. Posted March 9, 2020 Qaar ka mid ah ehellada Wariye Cabdiwahaab Nuur (Abuuja) oo maanta dibadbax ka dhigay magaalada Muqdisho aay baaq u diray dowladda Soomaaliya. Dibadbaxayaasha ayaa dowladda federaalka ka dalbaday in dib xorriyadiis loo siiyo wariyaha oo xiran wax ka badan 24-saac, isagoo aan la soo taagin maxkamad. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Cod-Turki.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites