Deeq A. Posted March 9, 2020 Ra’iisul wasaaraha Waddanka Suudaan Cabdalla Abdalla Hamdok ayaa ka badbaaday isku day dil qorshaysan oo lala eegtay maanta kaasi oo aan weli la aqoonsan cidda soo abaabushay. Weriyaha Aljazeera ee magaalada Khartoum ayaa ku soo warramaya in Ra’iisul wasaaruhu uu ka badbaaday weerarkaasi qorshaysan oo lala eegtay kolonyo uu la socday. Ilaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay isku daygaasi dilka qorshaysan sidoo kalena ma cadda khasaaraha naf iyo maal ee ka dhashay. Faahfaahinta kala soco Puntland Post The post Ra’iisul wasaaraha Suudaan oo ka badbaaday isku day dil appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites