Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulka HirShabelle oo ku dhawaaqay howlgallo cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha wasiirada maamulka HirShabelle oo kulan ku yeeshay magaalada Jowhar ayaa ku dhawaaqay howlgallo cusub oo ka bilaaban doono deegaanada maamulkaasi.

Afhayeenka HirShabelle Daa’uud Xaaji (Cirro) oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in howlgalladaasi lagu qaban doono deegaanada ka maqan maamulkaasi.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in ka maamul ahaan ka go’an tahay, sidii looga adkaan lahaa dagaalyahannada Al-Shababa oo weli ku xoogan gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Shardi-1-1.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this