Deeq A. Posted March 8, 2020 Dhuusamareeb (SMN) – Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye [Qoor-qoor] ayaa magacaabay Guddiga qaban-qaabadda caleema saarka madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedkaas. Hoos ka akhriso wareegtada View the full article Share this post Link to post Share on other sites