Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo dalka dib ugu soo laabtay

Recommended Posts

Deeq A.   
1-9.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland  Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo safar ugu maqnaa dalalka Turkey iyo Germany ayaa maanta Wadanka dib ugu soo laabtay.

Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in Xubno ka mid ah Goleyaasha kala duwan ee Dowladda Puntland oo uu ka mid yahay Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada ay Madaxweyne Ku-xigeenka ku soo dhoweeyeen Garoonka Diyaaradaha ee Gen. Mohamed Abshir Airport ee magaalada Garoowe.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo safar ugu maqnaa dalalka Turkey iyo Germany ayaa maanta Wadanka dib ugu soo laabtay.” Ayaa lagu yiri Qoraalka.

Xubno ka mid ah Goleyaasha kala duwan ee Dowladda Puntland oo uu ka mid yahay Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada ayaa Madaxweyne Ku-xigeenka kusoo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Gen. Mohamed Abshir Airport.”

  • 9-5.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1
  • 8-5.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1
  • 7-7.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1
  • 6-6.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1
  • 5-8.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1
  • 4-3.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1
  • 3-8.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1
  • 2-9.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1
  • 1-9.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo dalka dib ugu soo laabtay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this