Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Guurtidda oo Durduro ku Meel-mariyey Wax-ka-badelka iyo Kaabista lagu Sameeyey Xeerka Isgaadhsiinta.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhigoodii maanta durduro ku meel mariyey wax-ka-badelka iyo kaabista lagu sameynayo xeerka isgaadhsiinta Somaliland, oo maalinkii shalay ay golaha wakiilladu wax ka badel ku sameeyeen islamarkaana ay cod aqlabiyadda ku ansixiyeen.

Qodobada meesha laga saaray waxa ka mid in shirkadda Somcable kooto loogu xidho xadhiga Feber Optiga loo yaqaani oo hore gaar loogu xidhay.

73 mudane ayaa u codeeyey, cid ka amuustay may jirin, cid diideyna may jirin, gudoomiyuhuna muu codeyn, sidaasi ayaanu ku ansaxey.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this