Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi Oo Magacaabay Mas’uul Cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa lagu magacaabay Maareeye ku-xigeenka Dekaddaha Somaliland.

Cumar Abuukar Jaamac ayuu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi u Magacaabay inuu nqodo Maareeye ku-xigeenka Cusub ee Dekadaha Somaliland, waxaana Wareegtada lagu magacaabay ay ku taariikheysneyd 7-da Bishaan march ee sannadkan 2020.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista:

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this