Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkadda Somtel Oo War Ka Soo Saartay Go’aanka Wakiillada Ee Internetka Fiber-Optica

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Shirkadda Somtel ayaa soo dhaweeysay in baarlamaanka Somaliland ay ka noqdeen kootadii ugu xidhnayd internetka Fiber-Optica shirkadda Somcable.

Shirkadda Somtel oo soo saaray warsaxaafadeed ayaa u mahadnaqay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi xildhibaannada golaha wakiillada iyo wasaaradda isgaadhsiinta iyo technolajiyadda.


Halkan hoose ka akhriso warsaxaafadeedkaasi

87654147_3311068102241031_39897916288930

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this