Sign in to follow this  
Deeq A.

Nin oday ahaa oo isku gowracay suuqa Bakaaraha

Recommended Posts

Deeq A.   

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya nin da’ahaa oo saaka isku gowracay gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in ninkaasi isku gowracay Mindi, lamana oga illaa iyo sababta uu isku dilay marxuumka.

Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka, gaar ahaan kuwa Booliska Soomaaliyeed ayaa gaaray falka kadib goobta.

Tododaakii hore ayey aheyd markii uu is dal-dalay nin ku jiray xero dadka lagu dhaqan celiyo oo ku taalla xaafada Black Sea ee magaalada Muqdisho.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this