Sign in to follow this  
Deeq A.

Telesom Oo Soo Dhaweeyay In Baarlamaanku Ay Ka Noqdeen Kootadii Ugu Xidhnayd Internetka Fiber-Optica Shirkadda Somcable.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)- Shirkadda isgaadhsiinta ee Telesom ayaa si weyn u soo dhawaysay in baarlamaanka Somaliland ay ka noqdeen kootadii ugu xidhnayd internetka Fiber-Optica shirkadda Somcable.

Shirkadda Telesom oo soo saartay warsaxaafadeed ayaa u mahadnaqday Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wasaaradda isgaadhsiinta iyo technolajiyadda.


Halkan hoose ka akhriso warsaxaafadeedkaasi

telesom.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this