Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamul Sh/Hoose oo dib u soo celinaya adeegyada Awdheegle

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha Hoose, Ibraahim Aadan Cali (Najax) oo la hadlayey shacabka degmadada Awdheegle ayaa ballan qaadyo u sameeyey.

Najax ayaa sheegay in maamulkiisu uu dib u soo celin doono adeegyadii muhiimka ah ee degmadaasi, sida goobaha waxbarashada iyo caafimaadka.

Awdheegle ayaa ka mid ah meelihii u dambeeyey ee lagala wareegay dagaalyahannada Xarakada Al-Shabaab.

Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta:

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/War-Ismaaciil-Turki-Gobolka-shabeelaha-Hoose-.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this