Sign in to follow this  
Deeq A.

Macawiisley iyo Al-Shabaab oo dagaalamay

Recommended Posts

Deeq A.   

Beledwayne (SMN) – Dagaalameyaasha Al-Shabaab iyo xoogaga Macawiisley ayaa ku dagaalamay degaanka Ceel Cali ee gobolka Hiiraan.

Dadka degaanka ayaa idaacada Shabelle u sheegay in iska hor-imaadka uu sababay khasaaro isugu jira dil iyo dhaawac.

Ma jiro wax war ah oo labada dhinac ay kasoo saareen dagaalka oo la tilmaamay in uu ahaa mid saacado socday.

Tirro dhowr jeer ah ayay horey labada dhinac ugu dagaalameen gobolka, waxaana arrintaas ay saameyn ku yeelatay dadka shacabka ah.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this