Sign in to follow this  
Deeq A.

Nin isku dal-dalay xarun ku taalla Black Sea

Recommended Posts

Deeq A.   

Falkan naxtinta leh ayaa saaka ka dhacay xarun dadka lagu dhaqan celiyo oo ku taalla xaafadda Black Sea ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, halkaasi uu isku dal-dalay nin ka mid ah dadka ku jiray xaruntaasi, kadib markii uu xarig qoorta isaga xiray.

Mid ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Shabelle ayaa ka warbixiyey dhacdadaasi, wuxuuna sheegay in ninka is-dilay madaxa looga jiray.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in goobta ay gaareen ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka oo baaritaano dheeraad ah ka sameeyey halkaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Cod-Cadaani.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this