Sign in to follow this  
Deeq A.

Wafdi ka socda DF oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug.

Wafdiga wasiirka oo ay qeyb ka yihiin Guddoomiyaha Guddiga dastuurka ee Baarlamanka Soomaaliya Senator; Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid), Siyaasiyiin iyo xubno kale ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb kusoo dhaweeyey Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo qaar ka mid ah maamulka.

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya iyo xubnaha ku wehliya socdaalkiisa ayaa lagu wadaa in ay wada hadallo ku aaddan dastuurka la qaataan madaxda ugu sarreeysa Galmudug.

Halkaan hoose ka daawo Sawirrada:

Das1.jpg Das2-1.jpg Das3.jpg Das4.jpg Das5.jpg Das6.jpg Das7.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this