Deeq A. Posted March 4, 2020 Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe, Axmed Meyre Makaraan oo loo yaqaano (Axmed Faal) ayaa awaamiir culus dul dhigay shacabka magaalada Jowhar. Axmed Faal ayaa shacabka iyo ganacsatada uga digay inay qashinka ku daadiyaan waddooyinka magaaladaasi. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo arrimaha nadaafada iyo bilic soo celinta magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabelle. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Cod-Zakariye.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites