Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulka Sh/Dhexe oo awaamiir dul-dhigay shacabka Jowhar

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe, Axmed Meyre Makaraan oo loo yaqaano (Axmed Faal) ayaa awaamiir culus dul dhigay shacabka magaalada Jowhar.

Axmed Faal ayaa shacabka iyo ganacsatada uga digay inay qashinka ku daadiyaan waddooyinka magaaladaasi.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo arrimaha nadaafada iyo bilic soo celinta magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabelle.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Cod-Zakariye.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this