Sign in to follow this  
Deeq A.

Beelaha HABAR-JECLO iyo GARXAJIS Oo Is Laab-xaadhanaya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Hoggaanka Madax-dhaqameedka Beelaha East Burco Clan iyo Gar-xajis ayaa shaaciyey inuu 15-ka bishan Magaalada Burco ka qabsoomayo Shir dhaqameed u dhexeeya labadaa beelood.

Shirkan oo ay Gogoshiisa fidisay Beesha East Burco Clan ayaa waxa muddo uu qabsoomayo iyo ujeeddada laga leeyahay shaaciyey Suldaanka guud ee Beesha East Burco Clan Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cali, kaasi oo Saxaafadda kula hadlay Hargeysa oo odayaasha labada dhinac kaga wada-hadleen diyaar-garowga Shirkaasi, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this