Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Lafta Gareen oo gaaray Diinsoor+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed, Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen), iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaw gaaray Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.

Madaxweynaha iyo xubnaha kale ee ku wehliya Safarkiisa ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Diinsoor kusoo dhoweeyay mas’uuliyiinta maamulka Degmada Diinsoor iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

C/casiis Xasan Maxamed, Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa inta uu halkaasi ku sugan yahay in uu ka qeyb galo xafladda caleema saarka maamulka Cusub ee Degmada Diinsoor oo ay dhawaan soo doorteen Golaha degaanka ee Degmadaas.

DIIN-1.jpg Diin1.jpg Diin2.jpg Diin3.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this