Sign in to follow this  
Deeq A.

Wakhtiga Uu Qabsoomayo Shirka Beelaha HABARJECLO Iyo Garxajis Oo La Cayimay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Kulan ay maanta Hargeysa iskugu yimaadeen madaxd-dhaqanka ee Beelaha East Burco Clan iyo West Burco Clan ayay ku go’aamiyeen in bishan 15-keeda ay isugu yimaadaan shir u dhexeeya labadan Beelood.

Shirkan ayaa ka dhici doona magaalada Burco.

Shirkan ayay sheegeen in ay kaga tashanayaan horumarinta deegaamada ay deggaan iyo iskaashigooda.

87805810_182938203128066_784094414871776 85166942_182938159794737_173327585521749

Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali, iyo Suldaan Cismaan suldaan Cali Madar, ayaa si wadajir ah u iclaamiay.

Muuqaalka Warkan goor-dhaw la soco

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this