Sign in to follow this  
Deeq A.

Filish oo furay waddo dib-u-habeyn lagu sameeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Dowladda hoose ee Xamar ayaa dib-u-habeyn ku sameysay bulaacada ama biyo-mareenka wadada dekada qalalan ee degmada Waaberi oo isku xirta Airport Aadan Cadde iyo xerada Afasiyooni wadadaas oo horey isticmaal-keeda ay dhibaatooyin kala duwan ku qabeen bulshada.

Waxaana dib-u-habeyn ku sameyay bulaacadan xarigana kajaray Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish), wuxuu xusay in wadadan la isticmaalo ay aad u adkeyd sababa la xariira qurun iyo burbur ka jiray.

Image may contain: 7 people, people standing and outdoorImage may contain: 4 people, people standing and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, suit and outdoorImage may contain: 3 people

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this