Sign in to follow this  
Deeq A.

Beledxaawo: Col. Gaas oo Goobjoog Uga Waramay Xaaladda Dagaalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay dagaalkii saakay ka dhacay degmada Baled Xaawo ee gobalka Gedo, kaasi oo ay ku dagaalameen ciidamo dowladda federaalka ay dhowaan geysay gobalka Gedo iyo kuwa dowlad goboleedka Jubbaland.

Col. Cabdirashiid Macalin Gaas oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka oo la hadlay Goobjoog News ayaa ka warbixiyey xaalada guud ee degmada iyo khasaarihii ka dhashay dagaalkii dhacay, isaga oo sheegay in xaaladu degan tahay waxaana uu intaas ku daray in uu jiro khasaare oo gaaray labada dhinac.

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/02/Xildhibaan-wali-xaawo-somaliland-.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this