Sign in to follow this  
Deeq A.

Laascaanood: Guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Sool Oo Ku Geeriyooday Qarax Gaadhigiisa Loogu Xidhay.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Laascaanood)-Guddoomiyihii Maxkamadda gobolka Sool Xasan Sheekh ayaa galabta ku geeriyooday Qarax gaadhigiisa loogu xidhay gudaha magaalada Laascaanood.

Ilaa hadda laamaha Ammaanku kama hadal.

Wariyaha HCTV ee Laascaanood Cabdiraxmaan Olol, ayaa sheegaya in qaraxan oo ku cusub magaalada aan ilaa hadda la garanayn cidda ka danbaysay.

FB_IMG_1583159398819.jpg FB_IMG_1583159398819-1.jpg FB_IMG_1583159390960.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this