Sign in to follow this  
Deeq A.

Shacabka Muddisho oo ka hadlay doorashada 2021

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay doorashada la filayo in sanadka soo socda ay ka qabsoonto gudaha Soomaaliya.

Dadweynahaan oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa intooda badan waxa ay soo dhoweeyeen in doorasho qof iyo cod ah ay ka dhicin karto dalka.

Sidoo kale qaar ka mid ah dadka aan la hadalnay ayaa sheegay in aysan suuragal aheyn  doorashadaasi, iyagoo sabab uga dhigay amniga iyo khilaafka siyasadeed ee ka jira dalka.

Halkaan hoose ka dhageyso codadka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/PPP.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this