Sign in to follow this  
Deeq A.

Dab khasaare geystay oo ka kacay isgoyska Black Sea

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dab barqanimadii maanta ka kacay nawaaxiga isgoyska Black Sea ee magaalada Muqdisho.

Dabka oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu qabsaday xarumo shidaal oo ku yaalla halkaasi.

Guddoomiyaha degmada Howlwadaag, Mustaf Cali Khayre ayaa goobta tegay, wuxuuna tilmamay in khasaaraha uu ku kooban yahay kaliya mid Hhantiyeed.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Cod-dab.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this