Sign in to follow this  
Deeq A.

Macalin Maxamuud oo ka dhoofay Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Hoggaamiyihii ururka Ahlusunna Waljameeca, Macalin Maxamuud, ayaa ka soo dhoofay magaaladda Dhuusamareeb, wuxuu u duulay caasimada dalka Kenya ee Nairobi.

Talaabadan ayaa waxay ka dambeysay kadib markii kulan xalay isaga iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor iyo odayaasha deegaanka oo la isku afgartay inuu magaalada ka tago, sidda la sheegay.

Image may contain: one or more people and people standing

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this