Sign in to follow this  
Deeq A.

Labada aqal ee baarlamaanka oo guddi cusub magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoonka labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta magacaabay guddi xildhibaano ah oo ka kooban illaa 17 xubnood.

Guddigan ayaa wuxuu ka shaqeyn doonaa diyaarinta xeerarka dhameystiraya sharciga doorashooyinka Qaranka.

Halkaan hoose ka akhriso:

s

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this